ออฟไลน์ด้วยแอป Player FM !
Xidhiidh-Nafeed; dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow
Manage episode 362249693 series 3455909
Xalqadan waxan kaga hadlayaa qaabka aad u adeegsan karto qoraalka (Journaling) si aad naftaada iyo mashaacirtaada (emotions) wax uga baran kartid. Waxaan idinla wadaagay su'aalo aad naftaada tahay in aad waydiiso si malin le ah oo kaa caawinaya in aad wax ka badasho dabeecadaha aan fayoobayn ee aad leedahay una dhistid dhaqamo iyo falcelimo fayow.
Dhagaysi wacan.
Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching
Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
55 ตอน

ทุกตอน
×ขอต้อนรับสู่ Player FM!
Player FM กำลังหาเว็บ