Nolo สาธารณะ
[search 0]
เพิ่มเติม
ดาวน์โหลดแอปเลย!
show episodes
 
Artwork

1
Xidhiidhada Nolosha Podcast

Amaal Haybe

Unsubscribe
Unsubscribe
รายสัปดาห์
 
Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow. Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga m ...
  continue reading
 
Artwork

1
Nolosha

Nolosha Podcast

Unsubscribe
Unsubscribe
รายเดือน
 
Navigating our twenties is hard. But it helps when you’re not doing it alone. These are the stories of one 20-something trying to figure it out. Come along for the ride.
  continue reading
 
Artwork

1
NoLoFoetry • RoughDRAFTZ

Løve Indieeę

Unsubscribe
Unsubscribe
รายเดือน
 
Let’s talk about life. Let’s talk about love. Let’s talk about darkness. Let’s talk about those sensitive topics that don’t get much light. Let’s talk about it all...right here! RoughDRAFTZ - random spur of the moment thinking out loud all caught in VM. Check it out ✊🏽
  continue reading
 
===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya==== (Somali, Carabi Standard, Carabi, Ta'Izzi Yemeni, Yemeni Carabi, Carabi Ta'izzi-Adeni, Carabi Taa'izzi-Adeni Taa'izzi, Carabi Ta'izzi-Adeni Adeni, English, Af Maay, Afar(Afaraf) , Swahili, Talyaani, Baluchi Makrani, Baluchi(Bari), Baluchi(Galbeed):Pakistan,Turkiga, Aweer) ===== أخبار سارة" ، "ترانيم الإنجيل" ، "كلمات الحياة" - اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومال ===== ( ...
  continue reading
 
Loading …
show series
 
Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraamtid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakh…
  continue reading
 
Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraantid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakh…
  continue reading
 
Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=…
  continue reading
 
Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor is…
  continue reading
 
Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta s…
  continue reading
 
Samayso qorshe ramadan adoo raacayaa talooyinkan aan kusoo gudbiyay xalqada isbuucan. Sidoo kale wax ka badal hab-fikirkaaga la xidhiidha ramadanta iyo hadaf dajinta taasoo mararka qaar ku keenta qofka culays iyo niyad jab marka uu ka midho dhalin waayo ama joogtayn waayo acmaasha iyo cibaadooyinka qaar uu qorshaystay. Dhagaysi wacan. Hel 50% disco…
  continue reading
 
Maxaa ku keena qofka in uu la kulmo dareemo culus marka uu kobcinayo wacyigiisa sidee buuna uga gudbi karaa dareemadda culus una joogtayn karaa is badalkaas uu ku samaynayo xidhiidhka uu qofku la leeyahay naftiisa iyo dadka kale. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/…
  continue reading
 
Xalqadan waxaan kusoo gudbinayaa qaab ka ay tahay qofku inoo uga war hayo naftiisa iyo dhaqamadiisa xidhiidhada dhexdooda iyo sidoo kale su'aasha ay tahay in uu qofku naftiisa waydiiyo marka ay noqoto xidhiidhadii hore uu ugu jiri jiray ee uu ku tilmaamo xidhaadho aan fayoobayn. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching …
  continue reading
 
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo saamaynta aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka la leedahay. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex calaamadood oo kale oo ka dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.c…
  continue reading
 
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow. Waxa muhiima in qof kaste garan karo dhaqamada qaar samaynta fiican ee ay ku leeyihiin xidhiidhada kuna dadaalo in uu barto. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex dhaqamood oo lagu tilmaamo dhaqamada fayow kuna ah lid dhaqamadii aan fayoobayn ee xalqadii hore kagasoo hadlay. Dhagaysi wacan. Fac…
  continue reading
 
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo sidee aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka l aleedahay. Ka dhagayso xalqada isbuucan afarta calaamadood ee cilmi baadhis lagu sameeyay kana dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn. Dhagaysi wacan. Facebook http…
  continue reading
 
In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay? Xalqadan 1aad ee Season 2 dhag…
  continue reading
 
In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay? Xalqadan 1aad ee Season 2 dhag…
  continue reading
 
Xalqadan waxay tahay qaab aad dib ugu eegi doontid isbadalka aad dareentay intii aan ku xidhnayd podcast kan waliba xidhiidh ka naftaada aad la leedahay iyo siduu isku badalay. Waxaad ka jawaabi doontaa 10 su'aalood oo taban doonaa qaybaha kala duwan ee noloshaada adoo wakhti naftaada siinaya wakhtina la qaadanaya. Dhagaysi wacan. Facebook https://…
  continue reading
 
Riix linkigan si aad ugu biirtid group ka Telegram ee tababarka Qorshaha Sanadka Cusub 👇 https://t.me/+N5yaFhEB_zs4MjM0 - Maxaa keenaa in culays badan la dareemo dhamaadka sanadka iyo bilawga sanadka? Ma dareemaysaa in ay tahay in aad ahdaaf badan sameysatid isbadal wanaagsanna noloshaada kusoo kordhisid sanadkan 2024 ? Haday Haa tahay jawaabtu dha…
  continue reading
 
Waa maxay talaabooyinka (hab-dhaqano) ay tahay qofku inuu sameeyo si uu kalsoonida uu naftiisa kuqabo ay kor u kacdo? Xalqadan waxaad ku baran doontaa dhowr qodob oo kala duwan oo la xidhiidha qaybaha kala duwan ee nolosha iyo sidaad u noqon lahayd qof ku kalsoon awoodihiisa wakhtiyada adag iyo wakhtiyada fududba. Dhagaysi wacan. Facebook https://w…
  continue reading
 
Kalsoonidu ma wax lagusoo dhashaa mise waa wax la baran karo? Qof ka kalsoonida lihi astaamo noocma ah ayuu leeyahay. Waa maxay qeexida saxda ah ee ay leedahay kalmada 'Kalsooni' khubarada cilmi nafsiga bartayna sidee ayay u qeexaan kalmadan. Jawaabaha su'aalahan waxaad ka helaysaa xalqadan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalha…
  continue reading
 
Ma tahay qof ka war haya naftiisa si joogta ah? Ma garan kartaa isbadalada noloshaada kusoo biiraa siday u saamayn karaan qaybaha kala duwan ee noosheeda sida go'aan qaadashada, waxqabadkaaga malin laha ah iyo cafimaadkaaga maskaxeed. Hadaba xalqadan waxaad ku baran doontaa sida naftaada ay tahay in aad uga war haysid iyo su'aalaha ay tahay in aad …
  continue reading
 
Waa maxay filashada fayow iyo filashada aan fayoobayn? Saamayn noocma ah ayay filashadu ku leedahay xidhiidhka ad dadka kale la leedahay? Waa maxay se talaabooyinka aad qaadi kartid si aad filashooyinka aan fayoobayn ee aad leedahay aad wax uga badali kartid. Jawaabaha su'aalahan waxad ka helaysaa xalqadan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.face…
  continue reading
 
Intee in leeg bay filashadu saamayn kuleedahay xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Ma jiraan filashooyinka qaar soo noqnoqda oo aad ka leedahay dadka kale ee aad xidhiidhada la leedahay kugu keenana niyad jab iyo dareemmo culus oo taban? Hadaba xalqadan kaga bogo waa maxay filasho (expectations) iyo saamaynta ay kuleedaahay xidhiidhada, Insha'A…
  continue reading
 
Intee in leeg bay filashadu saamayn kuleedahay xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Ma jiraan filashooyinka qaar soo noqnoqda oo aad ka leedahay dadka kale ee aad xidhiidhada la leedahay kugu keenana niyad jab iyo dareemmo culus oo taban? Hadaba xalqadan kaga bogo waa maxay filasho (expectations) iyo saamaynta ay kuleedaahay xidhiidhada, Insha'A…
  continue reading
 
Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo waxqabadkiisa malin laha ah? Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo xalqadii hore Q-1aad. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/Cp…
  continue reading
 
Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo waxqabadkiisa malin laha ah? Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo ta xigtaba Insha'Allah. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/…
  continue reading
 
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Xalqadan waxan kaga hadlay qaababka kala duwan ee uu qofku wax uga badali karo dabeecadan isagoo isku dayaya in uu noqdo qof ka war qaba dareemadiisa maa…
  continue reading
 
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaati…
  continue reading
 
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaati…
  continue reading
 
Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daro jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. Xalqadan manta waxaad ku baran doontaa qaababka kale duwan ee loo maareeyo warwarka? Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJ…
  continue reading
 
Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daroo jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. Xalqadan iyo ta ku xigtaba waxan kaga hadlayaa 'waa maxay warwar' maxaa se lagu kartaa marka warwarku nolol maalmeedkaaga saamayn taban uu kuyeesho. Sidoo kale, talaabooyinka kula gydboon si aad u maar…
  continue reading
 
Goormay ahayd markii ugu danbeysay ee aad qalad naftaada ama qof kale aad ka gashid, se naftaada si buuxda maw saamaxday? Maxay ku kala duwan yihiin in aad naftaada saamaxdid iyo in aaad naftaada si buuxda u xisaabisid marka qalad kaa dhaco? Baro taloobooyinka ay tahay in uu qofku qaado si uu si cafimad qabta uga gudbi karo qalad ka uu sameeyay iyo…
  continue reading
 
Qaab - keed u daryeeli kartaa cafimadkaaga maskaxeed xiliyada xaalado adagi ay jiraan sida xaaladan hada tagaan ee khilaafaadka ka iyo dagaalada ah. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
  continue reading
 
Waa maxay sifooyinka ay leeyihiin dadka si buuxda naftooda masuul uga ahi? Dabeecadaha iyo dhaqamada aad muujisaa intee in leeg ayay saamayn ku leeyihiin Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Dhagayso xalqadan si aad u heshid jawaabaha su'aalahan kor ku xusan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https:/…
  continue reading
 
Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar? ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay. Halkan ka dhagayso xalqada cusub. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https:/…
  continue reading
 
Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar? ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay. Halkan ka dhagayso xalqada cusub. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https:/…
  continue reading
 
Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagr…
  continue reading
 
Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagr…
  continue reading
 
Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagr…
  continue reading
 
Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah? Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah? Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan. Dhagaysi wacan Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coac…
  continue reading
 
Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah? Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah? Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan. Dhagaysi wacan Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coac…
  continue reading
 
Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Hadaba dhagayso xalqadan si aad u kobcisid hab fikirkaaga dhinaca dareemada (mashaacirta) iyo maareyntooda. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram h…
  continue reading
 
Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Hadaba dhagayso xalqadan si aad u kobcisid hab fikirkaaga dhinaca dareemada (mashaacirta) iyo maareyntooda. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram h…
  continue reading
 
Waligaa marna naftaada xad ma u dhigtay? Si malin le ah mawga waar qabta dooroshooyinka aad sameynayso ee cafimaadkaaga iyo horumarkaaga u fiican iyo kuwa dib u socod kuu horseedaya? Dhagayso xalqadan manta si aad wax uga baratid xuduudaha qofku naftiisa u dhigi karo si uu u wanaajiyo cafimadkiisa maskaxeed iyo jidheedba horumarna uu ugu arko qayba…
  continue reading
 
Ma ku qanacsantahay halka aad maanta joogtid marka loo eego xidhiidhka aad naftaada la leedahay iyo ka dadka kaleba? Xalqadan waxan kaga hadlay waxa ay tahay qanaacadu marka laga hadlayo horumarinta habfikirka togan iyo siday qayb uga noqon karto horumarinta xirfadaha xidhiidhada. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachin…
  continue reading
 
Xalqadan waxad ka baranaysaa sida aad si malin le ah u dhisi kartid una horumarin kartid xidhiidhka aad la leedahay Ilaahay adoo j la imanaya camalo ama dhaqamo kooban iyo sida ugu fudud ee aad u joogtayn kartid. Sido kale, waxan kaga hadlay dabeecada loo yaqaano 'balaanqaadka nafta' taasoo qofka u saamaxda in uu wacyigiisu koro kobciyana hab-fikir…
  continue reading
 
Xalqadan manta waa qaybtii 2aad ee dhisida dabeecadaha iyo dhaqamada fayow ee qofka u ogolaada in uu ku noolaado nolol uu cafimaad ka jidhkiisa iyo maskaxdiisaba uu daryeelayo kana war qabo si malin leh ah. Qayb ka dhig oo ku dadaal in aad dhaqamadan nolol malmeedkaaga kusoo kordhisid. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.co…
  continue reading
 
Xalqadan waxan kaga hadlayaa dhowr qodob oo ah saamaynta kobcinta wacyigu ku leedahay qofka noloshiisa inta uu qofku ku gudo jiro in uu xidhiidh caafimaad qaba la yeesho naftiisa iyo dadka kaleba. Isbadal noocma ah ayaad filanaysaa inaad ku aragtid noloshaada markuu wacyigaagu kor u kaco sideebaanad u maarayn kartaa isbadalkaas. Dhagaysi wacan. Fac…
  continue reading
 
Xalqadan waxan kaga hadlayaa qaabka aad u adeegsan karto qoraalka (Journaling) si aad naftaada iyo mashaacirtaada (emotions) wax uga baran kartid. Waxaan idinla wadaagay su'aalo aad naftaada tahay in aad waydiiso si malin le ah oo kaa caawinaya in aad wax ka badasho dabeecadaha aan fayoobayn ee aad leedahay una dhistid dhaqamo iyo falcelimo fayow. …
  continue reading
 
Qaybta - 3aad ee xalqadan waxaan kaga hadlayaa waxa loo yaqaano ''qaab-falcelimeedka dagdaga ah'' ee dadku muujiyaan xiliyada ay la kulmaan xaaladaha dareen ahaan cariya sida cadhada, niyad-jabka ama cabsida. Qaab-falcelimeedkan dagdaga ahi waxa uu saamayn taban ku yeeshaan qofka dhinacyada kala duwan ee noloshiisa sida xidhiidhada uu la leeyahay d…
  continue reading
 
Qaybta - 2aad ee xalqadan waxaan kaga hadlayaa laba dabeecadood ama dhaqan oo aan fayoobayn oo dadka qaar muujiyaan xiliyada ay la soo darsaan wakhtiyo adag amaba isbadal kuyimaado noloshooda. Dhaqamadan ama dabeecadahani waa qaar saamayn aan wanaagsanayn kuleh dadka cafimaadkooda maskaxeed iyo xidhiidhada ay la leeyihiin dadka kale. Dhagaysi wacan…
  continue reading
 
Xalqadan xidhiidhada Nolosha waxaan kaga hadlayaa saddex dabeecadood ama dhaqan oo aan fayoobayn oo dadka qaar muujiyaan xiliyada ay la soo darsaan wakhtiyo adag amaba isbadal kuyimaado noloshooda. Dhaqamadan ama dabeecadahani waa qaar saamayn aan wanaagsanayn kuleh dadka cafimaadkooda maskaxeed iyo xidhiidhada ay la leeyihiin dadka kale. Dhagaysi …
  continue reading
 
Daraasado cilmiyaysan oo la sameeyay waxa la ogaaday xidhiidhka qofku la leeyahay naftiisu inay tahay halbeega lagu cabiro xidhiidhada kale ee noloshiisa ka tirsan. Xalqadan saddexaad waxaan kaga hadlayaa 'Laba dhaqan ama laba talaabo aa oo aad qaadi kartid si aad ula yeelatid naftaada xidhiidh una dhistid kalsoonida aad naftaada kuqabtid si malin …
  continue reading
 
Loading …

คู่มืออ้างอิงด่วน